Way fududahay in aad iska diiwaangeliso koorsada aad dooneyso, keliya daawo muuqaalka hoose, kadibna raac si aad isu diiwaangeliso.
Ku dhis koorsooyinkeenna xirfadahaaga, aqoontaada iyo hab fekerkaaga. Keliya 3 tallaabo ayaa kaa xigta in aad ku guuleysato koorsada aad doonto.
Xulo koorsada aad daneyneyso si aad u barato casharrada koorsadaas.
Bilow barashada koorsada, kadibna gal imtixaanno iyo tijaabooyin.
Hadii aad ku guuleysato imtixaannada, waxaad heleysaa shahaaddo.